Naar hoofdinhoud

Nidaamka cabashada

Ma qabtaa cabasho ku saabsan hab-dhaqanka, macaamilka ama go'aannada TopTaal?

Foomka cabashada

TopTaal waxay leedahay nidaam cabasho, kaas oo la codsan karo. Buuxi foomka hoos ku qoran, annaguna nidaamka ayaan kuu soo diri doonnaa.

Codsiga nidaamka cabashada

"*" indicates required fields

This field is for validation purposes and should be left unchanged.
Fadlan hoos ku muuji waxa aad cabashada ka qabto:

 

Talooyin ku saabsan gudbinta cabashada

  • Si sax ah u buuxi xogtaada shakhsi ahaaneed
  • Sheeg waxa uu yahay nuxurka cabashadu
  • U qabo cabashada qodob-qodob, wax kasta hal meel ha isugu wada tuurin
  • Caddee cidda ay sida saxda ah cabashadaadu ugu socoto
  • Sheeg hab-dhaqanka ama go’aanka aad ka cabanayso
  • Si kooban u sharax xaaladaha (halkee, goorma, sidee)
  • Sheeg cidda aad xal kala hadashay dugsiga dhexdiisa ama maamulka
  • Soo raaci kaliya duukumiintiyada muhiimka ah, kuna xus cabashadaada dhexdeeda
  • Ka dhig cabashada mid habaysan oo kooban
  • Muddada xaddidan ee dacwadda waa 1 sano, laakiin ka reebitaanno waa suurtagal
  • Haddii aad cabashada ku gudbinayso warqad, waa inay ahaataa mid saxeexan.